Somaliland Wakhtiga Rasmiga ah ee la Galeyo Imtixaanka Shahaadiga ah

0
414

Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in 27/6/2020 oo ku beegan maalin Sabti ah la gali doono Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2019-2020-ka.

Warkan waxa shaaca ka qaaday Daa’uud Axmed Faarax, guddoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka Qaran ee Somaliland.

Leave a Reply