Madaxweynaha Somaliland Shacbiga la hadlay Dabaal-degga 18 May

0
575

Munaasibad lagu qabtay qasriga madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxa uu madaxweynuhu khudbad uga jeediyey shacbiga, waxaanu kaga hadlay khudbadiisa qodobo kala duwan oo la xidhiidha siyaasadda gudaha, dibada, qadiyada madaxbanaanida, taariikhda dib-ula-soo noqoshada xornimada iyo arrimo kale oo ay kamid yihiin wadahadallda Somaliland iyo Soomaaliya.

Waxa kale oo uu madaxweynuhu dalacsiiyey derejooyin saraakiil ka tirsan Ciidamada qalabka sida.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply