Daawo Su’aalo Iyo Jawaabo Sakaatul Fidriga || Sh Barbaraawi ||

0
1164

Hargeysa (Dawan) Su’aalo Iyo Jawaabo Sakaatul Fidriga kub saabsan ayaa wax laga weydiiyay Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi  (Barbaraawi).

Maada ay kaabiga inagu heyso wakhtigii Sakaatul Fidriga la bixinayay, islamarkaana aynu joogno bishi Ramadaan aakhirkeedii, hadaba waa maxay xukunka ay leedahay sakaatul fidrigu.

Halkan kaga faa’ideyso su’aalaha iyo jawaabahaasi oo Tv-ga Horn Cable uu weydiiyay sheekaha.

Leave a Reply