Wasiirka Diintu Muxuu ka yidhi Berri inay Ramadaan Tahay?

0
86

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, oo hada warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in aanay Maalinta bari ah Ciid ahayn oo la dhamays tirayo Bisha Ramadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here