Warbixintii ugu danbaysay ee COVID19 ee Somaliland

0
941

Hargeysa (Dawan) Warbixintii ugu danbaysay ee COVID19 ee Somaliland.

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 28

Sideed qof (8) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 5 qof waa rag, 3 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(20jir ilaa 29jir = 1 qof)
(30jir ilaa 39jir = 6 qof)
(50jir ilaa 59jir = 1 qof)

Bukaanadan dhamaantood waxa ay degan yihiin Hargeysa.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 2 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay saddex iyo labaatan (23).

Sawirka warbixinta maalinlaha ah ee xannuunka covid-19

Leave a Reply