Noocyada Kala Duwan ee Kalluunka laga Helo Baddeena

0
1469

Qoraalkan waxa aanu idinkula wadaagi doonaa Noocyada kalluunka ee laga helo biyaha b badda Somaliland, wayna kala noocyo duwan yihiin. Waxa aynu ka soo qaadan doonaa noocyada ugu caasan, waxaana ka mid ah:

 

  1. Taraqaad
  2. Tebedin
  3. Qashaar
  4. Tartabo
  5. Carabo
  6. Shooli
  7. Shucbaan
  8. Gaduudo
  9. Gaangish
  10. Daanbiri
  11. Gaxash
  12. Aargoosato
  13. Samaduul
  14. Manguugi
  15. Seeseeman
  16. Shiiraan
  17. Caydi
  18. Cangub
  19. Jeedar
  20. Fangalaato
  21. Caanood
  22. Cawar
  23. Caalo
  24. Yaaquuri

Leave a Reply