Maamulka Gobolka Daawa iyo ka Mooyaale oo Beeray 749 oo Geed

0
910

Jig-jiga (Dawa) Maamulka Gobolka Daawa iyo ka Mooyaale oo Beeray 749 oo Geed

Mas’uuliyiinta maamulka gobalka Daawa iyo Kabinedka degmada Mooyaale ayaa si wada jir ah dhir beeris uga sameeyay kuliyada xirfadaha iyo farsamada gacanta ee Mooyaale iyo waliba sidoo kale jidka weyn ee laamaiga dhexmara badhtamaha Mooyaale.

Waxana kala qayb qaatay Dhir-beerista ciidanka difaaca Qaranka dalka Itoobiya oo ku sugnaa goobta dhir beerista laga sameynaayay.

Leave a Reply