Wasaaradda Warfaafinta oo Fariin u Dirtay Urrurka Saxafiyiinta Somalind ee Solja

0
462

Hargeysa (Dawan) wasiirku xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland, mudane Cabdinaasir Cumar, ayaa sheegay in urrurka saxafiyionta Somaliland (SOLJA) ay ka baydheen nidaamkii loo aasaasay.

“Lexe jeclo ayaanu ka leenahay Ururka Saxafiyiinka Solja, waxaanay umuuqataa in ay ka bay dheen nidaamkii loo aas aasay ururka”Ayuu yidhi Cabdinaasir Cumer wasiir ku xigeenka warfaafinta somaliland.

Leave a Reply