Aqoonyahan Qayb Ka Ah Dhibtaada!

0
590

Buuga lagu magacaabo “ Dhibanayaash dhulka” ee uu qoray Frantz Fanon ayuu cadeeyay in dadka aqoonyahanka iy xikmadyahandu haddii aanay qayb ka qaadan xalka mushkuladda, ay noqonayaan isuna bedelayaan kuwo qayb weyn ka dhibta iyo mushkuladda taagan.

Aqoonyahanka waxa looga baahan yahay in dhibta jirta aanu isagu noqon dab ku sii shida ee uu noqdo mid xalkeeda raadiya. Inta badan mushkuladaha abuurma ee beelaha ama deeganada waxaad arkaysa dad iyagu dab ku sii shida oo sii fogeeya xalka mushkuladda iyagoo inta badan uga jeeda siyaasad iyo mucaaridnimo.

Leave a Reply