Qisada: Dadku Muuqaalka Waa Isku Mid!

0
437

George Harishen oo  beer weyn ku laha dalka Koonfur Africa aya ka iibiyay shirkad dhulka qoda sanadkii 1962,  ka dib markii loo sheegay in aanay waxba ka baxayn dhulka ay beertu ku tallo, waxaana uu ku siiyay qiimo aad u hooseeya oo dhamaa 20 Gini oo keliya.

Haddaba markii heshiisku dhamaaday ayay shirkadu bilowday inay dhulkaasi ka faa’iidaysato, nasiib wanaag markii la qodayay ayaa laga helay godka ugu weyn dunida ee dahabka ah.

Wakhtigan waxay beertu noqotay goobta ugu ballaadhan ee Dahabka koonfur Africa ka faa’iidyasto laga soo saaro. Waa goobta laga soo saaro dahabka dunida maanta lagu isticmaalo  70%. Sidaas ayay marar badan ariimo dhibaato kugu hayaa ay hoosta qiimo weyn ka leeyihiin Dadkana qiimahoodu ma muuqdo , muqaalka waa isku mid , laakiin akhlaaqda qarsoon ayay ku kala mudan yihiin.

Leave a Reply