Axmed Yuusuf Yaasin oo ka Hadlay Wada Hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya

0
464

Hargeysa (Dawan) Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland, mudane Axmed Yuusuf Yaasin, ayaa madaxweynaha iyo weftigiisa ku hanbalyeeyay khudbadi garnaqsiga aheyd ee uu madashii shirka ka jeediyay.

Sidoo kale waxaa uu bulshada Somaliland ku amaanay sidii aanay ugu kala hadhin difaacista Qaranimada Somaliland iyo soo dhaweyntii diiraneyd ee ay ku qaabileen madaxweynaha iyo weftigiisa.

Waxa uu bulshaweynta somaliland ugu baaqay inay isku duubnaadaan, islamarkaana qadiyada Somalilanda meel uga soo wada jeestaan.

Waxaa kale oo uu madaxweyne ku xigeenku la hadlay qodobo kale oo xasaasiya.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply