Deg Degg Fadhigii Baarlamaanka Somaliland oo Baaqday

0
470

Hargeysa (Dawan) Kalfadhigii aan caadiga aheyn ee golaha wakiilada Somaliland oo dib u dhacay muddo 7 cisho ah.

Kalfadhigan aan caadiga aheyn ayaa la rabay in lagu ansixintii labada xubnood ee guddida doorashooyinka Qaranka ee xisbiyadda mucaaridka Somaliland.

Leave a Reply