Burco : Mushiinka Shaybaadhka xannunka Safmareenka ee Covid-19 oo la Daahfuray

0
520

Burco (Dawan) Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland mudane Axmed Maxamed Diiriye, oo sidoo kale ka mid ah Guddida heer Qaran ee Covid-19 ayaa saaka magaalada Burco ka daah-furay Mashiinka PCR ee lagu baadho xannuunka safmarernka ah ee Covid-19.

Mashiinkan ayaa waxa ku deeqday shirkadda Dahabshiil.

Leave a Reply