Golaha Wakiiladda oo u Yeedhay Wasiirka arrimaha Dibada Somaliland

0
455

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland, mudane Yaasin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa imika kulan xogaareysiya xarunta baarlamaanka kula qaadanaya, guddida arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee golaha wakiiladda.

Waxaa la filayaa in kulankani ay kaga wada hadlaan, siyaasada arrimaha dibada ee waddanku halka ay mareyso, iyo wada hadaladii u dhaxeeyay labada dowladood ee Somaliland iyo Soomaaliya sidii loo sii xoojinlaha.

Filo goordhaw faahfaahinta warkan oo dhammeystiran.

Leave a Reply