Wararka Dalka Fannaan Qaranka Qiima Weyn kulaha oo Geeriyooday By Khadar Maxamed - July 2, 2020 0 683 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) ILLAAHEY ha u naxariiste waxaa geeriyooday fannaaninkii marxuum Maxamed Maxamuud Cige Busi ehelkii qaraabadii iyo shacabka Somaliland ee ka baxayna samir iyo iimaan ha ka siiyo. Inaalilaahi wa inaa Illayhi Rajucuun.