Nuxurka Kulan ay Maanta Yeeshaan Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland

0
135

Hargeysa (Dawan) Saddexda xisbi Qaran ee Somaliland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Guddoomiyeyaasha labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee KULMIYE, La Taliyaha Madaxweyne Biixi ee Arrimaha doorashooyinka iyo Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka UCID ayaa ka wada-hadlay xaaladaha taagan ee Doorashooyinka.

Masuuliyiintan ayaa ka Wada-hadlay sidii loo dhamaystiri lahaa Caqabadaha hor-taagan doorashada.

Halkan ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here