Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Midawga Yurub

0
589
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Midawga Yurub

Hargeysa, (Dawan) – Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa

Kulankan oo ka dhacay magaalada Hargeya ayaa lagaga wada hadlay siday u qabsoomayaan doorashooyinka isku sidkan ee Golayaasha Deegaanka iyo Wakiilada, iyo miisaaniyadda doorashooyinka iyo kaalmada Somaliland beesha caalamku siiso ee dhinaca horumarinta, sida lagu sheegay Qoraal kooban oo uu Twitter-ka soo dhigay Gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro.

Bishan July 12-keedii ayay ahayd markii hoggaanka saddexda xisbi qaran ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ay kala saxeexday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee sannadka 2020-ka.

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Midawga Yurub

 

Leave a Reply