Kalfadhigii 72-aad ee Golaha Guurtida oo si Rasmiya u Furmay

0
1165

Hargeysa (Dawan) Kalfadhigii 72aad ee  golaha guurtidda Somaliland oo si rasmiya u furmay.

Kalfadhiga oo uu furay gudoomiyaha golahaasi ayaa lagaga hadlay arrimo badan oo mihiima.

Sida arrimaha dooorashada, shirkii Jabuuti, siyaaasada arrimaha dibada,  colaadaha sokeeye iyo qodobbo kale.

Hoor dhaw filo warkan oo dhan.

Leave a Reply