Wararka Dalka Qodobo laga soo saaray Nabadeynta Beelaha Hagar iyo Hayaag By Khadar Maxamed - July 20, 2020 0 961 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Horufadhi (Dawan) Go,aamo hir leh ayaa ka soo baxay Shirkii Nabadaynta ee beelaha Hayaag iyo Hagar, kaas oo muddooyinkii u danbeeyay ka socday deegaanka Horufadhi, iyada oo isla halkaas lagu soo gunaanaday maanta.