UK oo Somaliland Ka Caawinaysa La-dagaalanka Ayaxa

0
560

Hargeysa (Dawan) -Dawladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday $ 22 Million oo dollar oo ay ugu talo-gashay inay dalal Somaliland ku jirto kaga caawiso la dagaalanka Ayaxa oo dhibaato ku haya wax soo-saarka dalagyada Beeraha.

 

$ 22 Million ee dollar ayaa Dawladda UK ku caawinaysaa Waddamo ay ka mid yihiin Somaliland, Soomaaliya , Yemen iyo dalal kale, kuwaasi oo dhammaantood uu aafeeyay Ayuxu.

Leave a Reply