Taliyaha Ciidamka Qaranka Somaliland oo Bilad Geesi Guddoon-siiyay Saraakiil ka tirsan Taliska Guud.

0
770

Hargeysa (Dawan) Taliyaha ciidamada Qaranka Somaliland Sarreeyo Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa Maanta Qaybtii labaad ee Bilado Geesiga ugu xidhay Taliska guud ee Ciidanka Qaranka Saraakiil ka tirsan Hoggaanada Taliska Guud.

Hogaanadan oo ka soo qayb Qaatay Hawl-galadii kala duwanaa ee Ciidamada Qaranka Somaliland.

Saraakiisha Biladaha la Guddoonsiiyay ayaa magacyadoodu  kala yihiin sidan.

  1. Gaashaanle sare Yuusuf Aadan Nuur ( Marduuf)
  2. Gaashaale dhexe Xasan Maxamed Ubaxle (Ganey)
  3. Gaashaanle dhexe Shabac Kosaar Dhuule
  4. Gaashaanle dhexe Jirde Kayse Maxamed
  5. Gaashaanle dhexe Axmed Cilmi Khayre
  6. Gaashaanle dhexe Maxamed Cabdi Nuur

Leave a Reply