Barnaamijyada Dooxada geerida: Waxa ka baro xaalada nolosha ‘goobta ugu kulul caalamka. By Wargeyska Dawan - August 24, 2020 0 631 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ururka saadaasha hawada ee caalamiga ah ee loo soo gaabiyo (WMO) ayaa sheegay in wali ay xaqiijinayaan heer-kulka aadka u sareeya ee la diiwaangaliyay, balse Brandi uma baahna khubaro u sheegta inta uu laa egyahay kuleyka.