Hargeysa (Dawan) Dumarkani waa ay niyad jabsan yihiin, kuwo badan oo kale ayaa soo shaqo tagi waayay kadib markii ay waayeen ganacsigii ay ka shaqeyn jireen, iyaga iyo macmiilkoodaba waxa soo gaadhay saameynta ay rabshadaha Itoobiya oo ay khudaartu uga iman jirtay.
Bakhaaradan shaqo ayaa ka socon jirtay balse saaka lama soo xaadirin, taasina waxaa sabab u ah khudaartii Itoobiya ka iman jirtay oo joogsatay
Halkan ka Daawo
https://youtu.be/b6Oo9qVE3a4