Gabiley: Dawladda Hoose Oo Bilawday Olole Xoolaha Lagaga Saarayo Magaaladda

0
482

Gabiley (Dawan): Maanta oo ay bisha September tahay 15 sanadka 2020 waxaa ku eg go’aanka wakhtiga kama danvaysta ah ee ay dawladda hoose ee Gabiley in xoolaha lagaga saaro magaaladda gudaheedda.
Kadiv markii 22-kii Jully ee sanadkan fadhi ay yeesheen golaha deegaanka Gabiley ay ku go’aamiyeen in geni ahaanba la mamnuuco xoolaha nool ee suuqyadda maagaladda jooga.


Waxaanay saaka dawladda hoose ee Gabiley bilawday hawl gal xoolaha lagaga saarayo gudaha maagaladda.
Hawl galkaasi xoolaha lagaga saraayo gudaha magaaladda waxaa soo kormeeray maayarka Gabiley oo uu wehelinayay badhasaabka gobolka iyo masuuliyiin kale.
Daawo: Maayarka iyo badhasaabka oo Hawl galkaasi ka warbixinaya:

Dawannews/Hargaysa Office.

Leave a Reply