Hargaysa (Dawan): Shir ay bishiiba hal mar yeeshaan guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista ee Somaliland ayaa maanta la soo gebagabeeyay.
Shirkaasi oo ka qabsoomay caasimadda Hargaysa ayaa lagaga dooday waxyaabihii guddiga u qabsoomay lixdii bilood ee la soo dhaafay iyo sidoo kale sidii loo sii dar-dar gelin lahaa hawlaha guddiga.
Daawo: Warkaasi:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.