U Jeedadda Shir Ay Guddiga Wanaag Faristu Ku yeesheen Hargaysa

0
457

 

Hargaysa (Dawan): Shir ay bishiiba hal mar yeeshaan guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista ee Somaliland ayaa maanta la soo gebagabeeyay.

Shirkaasi oo ka qabsoomay caasimadda Hargaysa ayaa lagaga dooday waxyaabihii guddiga u qabsoomay lixdii bilood ee la soo dhaafay iyo sidoo kale sidii loo sii dar-dar gelin lahaa hawlaha guddiga.

Daawo: Warkaasi:

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply