Xarunta Agoomaha Hargaysa Oo Lagu Kordhinayo Qaybo Cusub

0
550

Hargaysa (Dawan): Agaasimaha guud ee wasaaradda biyaha Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka dhagax dhigay dhismeyaal cusub oo loo hirgelin doono carruurta aan waalidka lahayn.
Mushruuca dhismaha xaruntaaai waxaa hirgelinaysa haayadda maxaliga ah ee Camuud foundation oo kaashanaysa haayadda NS group.


Dawannews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply