Wasiirka Warfaafinta oo ka Bogsaday Xannuunka Safmarka ee Covid-19

0
1039

Laascaanood (Dawan) Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore)  ayaa sheegey in uu ka bogsaday xannuunka safmarka ah ee Covod-19, kadib markii uu maanta maray baadhitaan caafimaad.

Dhawaan ayay aheyd markii uu shaaca ka qaaday in laga helay xannuunka safmarka ah ee Covid-19, isaga oo is karantiilay, balse muddadii karantiilku maantay ayay u dhammaatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here