Xubno Mihiima oo lagu ansixin Doono Shirka KULMIYE ee…

0
521

Hargeysa (Dawan) Shirweynaha 4-aad ee xisbiga KULMIYE, ayaa galay maalintiisii saddexaad oo ah maalintii u dambaysay, taas oo ajandaha maanta ay ugu muhiimsan tahay doorashada iyo cod u-qaadista xubnaha golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, yeelan doono shanta sannadood ee soo socota.

Goordhaw ayaa ay si toosa u bilaabmi doonta hadii ILLAAAHEY yidhaaho, waxaa hada hoolka shirarka ku soo qul-qulaya.

Leave a Reply