Dadka Waxa Ugu Fadli Badan!

0
796

Islaamku wuxu aad u tixgeliyay qalbiga xadhaan ee ka nadiifa ah xaasidnimo iyo xanuunada kala duwan ee ku dhaca Ruuxda, sida uu cadaynayo xadiiskan Rasuulka (scw),

Wuxu sheegay Saxaabiga C/laahi Binu Camar in Rasuulka Allah (scw) lagu yidhi Rasuulkii Allow yaa dadka ugu fadli badan waxaana uu yidhi:

“ Qof kasta oo qalbigiisu cabsi badan yahay oo uu nadiif ka yahay denbi, dulmi, nacayb iyo xaasidnimo , oo carabkiisu uu run badan yahay” Waxa weriyay Ibnu Majaha.

 

Leave a Reply