Taiwan oo Somaliland ka Taageeraysa Adeegyada Caafimaadka

0
430

Yunlin_(Dawan)- Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Taiwan Amb. Maxamed Xaaji ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah cisbitaallada casriga ah ee magaalooyinka Yunlin iyo Changhua ee dalkaasi.

Intii uu ku gudo jiray kormeerka wakiilku, waxa uu kala hadlay sidii Taiwan Somaliland ugala shaqayn lahayd casriyeynta iyo horumarinta adeegyada caafimaad iyo tayeynta shaqaalaha caafimaad ee Somaliland.

Dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynaha dalka Taiwan ay sheegtay in Somaliland ay ka taageerayso Caafimaadka madaama gudaha dalka aan waxba lagaga qaban bukaankada qaar oo u baahda Dhakhatar debadeed.

Leave a Reply