Sawirro: Kulan dhexmaray Madaxweynaha iyo Madaxda dhaqanka ee Gobolka Togdheer

0
410

Burco-(Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay ee ku sugnaa magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco ayaa habeenimadii xalay Guriga Martida, kulan ballaadhan kula yeeshay odayaasha iyo waxgaradka gobolka Togdheer,.

kulankaasi ahaa mid la isku xogwaraystay laguna lafo-guray xaalada guud ee gobolkaasi Togdheer oo uu shalay Safar shaqo ku tegay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Leave a Reply