Siyaasi ka Tirsana Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo ka mid Noqday Golaha Wakiillada

0
462

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Xasan Xuseen Codyare ayay maxkamadda sare ee dastuuriga ahi, u dhaarisay ka mid noqoshada golaha wakiillada ee Somaliland, kadib markii buuxiyay booskii uu ka geeriyooday ALLE haw naxariiste xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin oo ka mid ahaa xubnihii xusbigii UDUB ee gobolka Awdal.

Xildhibaan Xasan Xuseen Codyare oo warbaahinta la wadaagay dareenkiisa, ka mid noqoshada golaha wakiillada , islamarkaana u mahad celiyay cidkasta oo gacan ka gaysatay hawshaasi dhammeystirkeeda

Halkan ka Daawo

 

 

Leave a Reply