Hooyo Haysata Wiil Yar oo Bilooyin Koomo ku jiray Bulshadana ka Codsatay in la Soo Caawiyo.

0
614

Hargeysa (Dawan) Hooyo Canab Jaamac Xayd, ayaa ka codsatay dadka muslimiinta ah inay ka caawiyaan ilmaheeda oo muddo toban sannadood ah u jiifay xannuun dalka gudihiisa waxba lagaga qaban kari waayay.

“Imika wiilka yari bil ayuu koomada ku jira mararka qaarna laba laba bilood ayuu gala, waydiinka arka koomadaasi ayuu ku jiraa, hanta nasaqka siisa qofka ayaa ku xidhan.

Waxaa hadda na haysa waa baahi nololeed, mid caafimaad daro, madaxa ayaa laba xidiid oo waa weyni is waydaarsan yihiin ayaa la yidhi, waxaanay dhakhaatiirtu ii sheegeen in aan dalka gudihiisa waxba lagaga qaban karin”Ayay tidhi Hooyo Canab Jaamac Xayd.

walaal ILLAAHEY dartii haw caawiso ciddi wax ku dhaanta Hooyada miskiinta ah ee bulshada kala duwan ee walaalaheeda baaqa u dirsatay

 

Halkan ka Daawo

Leave a Reply