Wararka Dalka War Cusub oo ka Soo baxay Wasaaradda Ciyaaaraha Somaliland By Khadar Maxamed - November 9, 2020 0 653 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, ayaa ku dhawaaqday Wakhtiga la ciyaarayo sideed-dhammaadka tartanka koobka Gobollada Somaliland.