Xukuumada oo Daah Furtay Mashruuca Maalgalinta Tamarta Qorraxda Laga Dhaliyo

0
1079

Hargeysa-(Dawan)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa daah-furtay Mashruuc maalgelin lagu samaynaayo shirkaddaha ka shaqeeya Tamarta qoraxda si loo helo tamar jaban oo la dhalliyo Cadceeda.

 

Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ayaa sheegtay in barnaamijka uu maalgelinaayo Bangiga Dunida islamarkaana ay maamulayso maaliyadda barnaamijka Wasaaradda horumarinta Maaliya .

 

Mashruuca Maalgelinta Tamarta qoraxda laga helo ayaa la filaaya inuu kaalin ka qaato adeega laydhka oo gudaha Somaliland qaali ah marka loo eego waddamada deriska la ah .

Halkan Ka Daawo Muqaalka 

 

Leave a Reply