Shirweynaha Tignoolajiyadda Somaliland oo Furmayy

0
372

Hargeysa-(Dawan)- Shirweynahan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tijnoolajiyadda Somaliland, ayaa si rasmi ah uga furmay huteelka Grand Haadi ee caasimadda Hargeysa, waxanu socon doonaa laba maalmood, 14-15 November, 2020.

Shirweynaha Tignoolajiyadda Somaliland oo uu Hal-ku-dhiggiisu yahay “Qaabaynta mustaqbalka digital-ka Somaliland”. waxa ka qayb galaya martisharaf dhan 350 qof oo ay ka mid yihiin mas’uuliyiinta qaranka, diblomaasiyiin iyo madaxda shirkaddaha ICT-ga.

Leave a Reply