Guddida qandaraasyada Qaranka oo shaaciyey Shirkaddaha u guulaystay 10 Mashruuc

0
303

Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay toban Shirkaddood oo ku guulaystay qandaraasyo dawladdu bixisay.

Qandaraasyadan waxa ku jira noocyo kamida gaadiidka badda oo ay dawladdu soo iibsanayso.

Guddoomiyaha Guddida qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo ay weheliyaan xubno kamida guddidaasi, ayaa Salaasada maanta ku dhawaaqay shirkaddaha ku guulaystay fulinta qandaraasyadaasi oo ay ku tartameen 133 Shirkaddood oo Waddani ah.

Guddoomiye Nuux ayaa mid mid u yeedhiyey Shirkaddaha guulaysteyaasha ah iyo qandaraasyada ay heleen:

Halkan ka Daawo Muuqaal:

 

Leave a Reply