Wargelin Muhiima oo ku Socota muddanayaasha Golaha Guurtida Somaliland

0
688

Hargeysa (Dawan) Kalfadhigii 73-aad ee goalah guurtida Somaliland, ayaa si rasmiya u furmi doona maalinta Sabtida hadii ILLAAHEY yidhaaho.

Waxaa sidan lagu sheegay War-qoraala oo ka soo baxay xafiiska xughayaha guud ee golaha guurtida Somaliland, garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi, kaas muddanayaasha golahaasi lagu wargeliyay in ay isugu yimaadaan maalinta Sabtida si ay hawlahooda shaqo ugutaan.

 

Leave a Reply