Komishanka Xuquuqal Iinsaanka oo daah-furay Ololle 16 Cisho ah

0
508

Gudida xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay kulan lagaga hadlayay sidii loo yarayn lahaa tacadiyadda haweenka lagula kaco.

Kulankaasi waxa kasoo qayb galay masuuliyiinta gudida xuquuqal insaanka iyo xubno kamid ah dadka u ololeeya sidii looga hortagi lahaa tacadiyada haweenka ka dhanka ah.

Agaasimaha waaxda kormeerka iyo wacyigelinta ee gudida xuququl insaanka qaranka Cabdillaahi Maxamed Bille oo kulankaas ka hadlay ayaa sheegay inuu salka ku hayo Ololaha 16-ka cisho ee yaraynta iyo cidhibtirka xad-gudubyada ka dhanka ah haweenka, kaasoo ay guddidu waday maalmahii lasoo dhaafay.

Halkan ka Daawo:

Leave a Reply