Berbera (Dawan) Maxaa ka soconaya dekada Berbera tan iyo intii shirkadda Imaaraatka ee DP World ay la wareegtay hawlaha?.
“Waxaanu isticmaali jirnay Maraakiibta Wiishashka ku yaala, taas oo marka dabayshu soo dhacdo shaqadu istaagi jirtay, ilaa inta dabayshu istaagayso, sababto ah Markabku Badda ayuu taagan yahay marka waa uu ruxmayaa, Wiishkii wuu ruxmayaa dhib badan ayaa ku dhici jirtay shaqaalaha”Ayuu yidhi maareeyaha dekaddaha Somaliland, Siciid Xasan Cabdillaahi.
Haddaba maareeyaha dekadda magaalada Berbera, Siciid Xasan Cabdillaahi, ayaa u waramaya weriyaha BBC-da Sadiiq Burmad.
Halkan ka Daawo
https://youtu.be/j1L2K2x5E2I