Khilaafkii sharci ee Aqalka Baarlamaanka Somaliland oo markale soo laba Kacleeyay.

0
612

Hargeysa (Dawan) Khilaafkii xeerarka labada gole ee guurtida iyo wakiillada Somaliland, oo markale soo laba kacleeyay, kadibb markii qaar ka mida xeerar ay wadaagayeen labada aqal ay golaha wakiilladdu sife dastuurka Somaliland baalmarsan ay ugu gudbiyeen madaxweynaha, sida ay sheegeen golaha guurtida oo goor dhaweyd shir jaraa’id qabtay.

Xeerarkan  ayaa kala ah, xeerka dekaddaha Somaliland, xeerka aaga cashuuraha ka caagan iyo xeerka diwaangelinta shirkadaha aaga cashuuraha ka caagan.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply