Wasaaradda Maaliyadda oo Bulshada uga Digtay Boggag Been-abuur-ah oo Bulshada lagu Jahawareerinayo

0
764

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda horumarinta maaliyadda Somaliland, ayaa xaqiijisay in ay jiraan Boggag baraha bulshada ah oo laga been abuuray Magaca wasiirka Maaliyada Dr. Sacad Cali Shire, kuwaas oo dad lagu waydiistay lacago.

Waxaana war-murtiyeedkan oo soo gaadhay xafiiska warqabadka mareegta Dawan lagu caddeeyay in aanay waxba ka jirin boggagaasi.

Sidoo kale waxaa wasaaraddu ay bulshada uga digtay in ay ka feejignaato, boggagaasi been abuurka ah.

WAR-MURTIYEEDKAN AYAA U DHIGNA SIDAN:–

No photo description available.

Leave a Reply