Maxay ka Wada Hadleen Guddida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada iyo Ganacsatada madaxa bannaan ee Somaliland?

0
395

Hargeysa (Dawan) Guddida dhaqaalaha ee golaha wakiillada Somaliland, ayaa kulan albaabadu u xidhan  yihiin la qaatay guddida ganacsatada madaxa bannaan ee Somaliland.

Kulankan oo muddo badan qaatay ayaa markii uu soo dhammaaday waxaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay, waxayaabihii ay kulankaasi diirada ku saareen guddoomiye ku xigeenka guddida dhaqaalaha ee golaha wakiillada xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye.

Dhanka kale waxaa madasha ka hadlay agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska.

Leave a Reply