Xildhibaan Axmed oo soo Dhaweeyay kamid Noqoshadiisa Golaha Wakiillada

0
429

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Axmed Cali Warsame, ayaa soo dhaweeyay buuxinta  kursigii Ex-xildhibaan Saleeb Cawad Cali (Bukhaari), oo banneeyay kursigaasi, kaas oo guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, mudane Aadan Xaaji Cali Axmed, xubninada golaha wakiiladda Somaliland in uu ka mid noqdo golaha wkiiladda, ayaa soo dhaweeyay ka mid noqoshadiisa golaha wakiillada.

Xildhibaanka ayaa kursigani buuxiyay kadib markii dhawaan uu iscasilay xildhibaan Bukhaari.

Xildhibaanka oo warbaahinta kula hadlay xarunta baarlamaanka ayaa ka dareen celiyay xilka loo igmaday, waxaanu ku bogaadiyay shir-guddoonka golaha wakiillada Somaliland iyo xildhibaanada golahaasiba sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen.

HALKAN KA DAAWO

Leave a Reply