Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Ka War Bixiyey Mashruuc Lagu Maalgaliyey Madbacada Qaranka Iyo Arrimo Kale

0
2275

Hargeysa (Dawan)- Gudoomiyaha Baanka Somaliland Cali Ibraahim Jaamac(Baqdaadi) oo maanta u waramaayay wargeyska Dawan ayaa faahfaahin ka bixiyey mashruuc lacag badan ku baxday oo Baanku ku maal galiyey Madbacada Qaranka,Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxa uu isla saaka ka qayb galay munaasibad balaadhan oo xadhiga lagaga jaraayay dhismayaal iyo qalab kale oo ka mid ahaa mashruucan.

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply