Dadweynaha Xaafadda Daami oo taageero u muujiyey Murrashax Barkhad Batuun

0
465

Dadweynaha Xaafada Daami oo maanta isu soo bax sameeyey, ayaa taageero u muujiyey Murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillad uga sharaxan.

Dadweynaha oo isugu soo baxay Xaafada, ayaa sheegay in ay taageero cod iyo cududba leh la garab taagan yihiin Murrashax Barkhad Jaamac Batuun iyo xub  kale oo deegaankaasi uga sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply