Badhasaabkii gobolka Daad Madheedh oo Iscasilay

0
455

Hargeysa (Dawan) Badhasaabkii gobolka Daad madheedh Nuur Cismaan Guuleed ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii gobolkaaasi.

Nuur Cismaan Guuleed ayaa sidan ka sheegay  xaflad ka dhacday Magaaladda Oodweyne oo uu ku si ku meel gaadh ah xilka ugu wareejiyay ku xigeenkiisii.

Nuur ayaa sheegay in  is casilaadiisu ay ka dambaysay ka dib markii uu go’aansaday in uu isu soo taago ka qayb galka doorashada golaha Wakiiladda somaliland.

Leave a Reply