Somaliland: Shaqaalaha wasaaradda warfaafinta oo Amar adag la Dul-dhigay

0
361

Hargeysa (Dawan) Shaqaalaha wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta ayaa  lagu amray in ay ka gaabsadaan ka hadalka doorashooyinka deriska Somaliland.

Warkan qoraalka ah oo soo gaadhay xafiiska warqabadka Mareegta Dawan ayaa u dhignayd sidan:–

Leave a Reply