Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay in 55-kun oo Qoys ay Saamaysay Abaarta Dalka ku Dhufatay

0
725

Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha hay’adda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka Qaranka mudane Faysal Cali Sheekh Maxamed, ayaa ku dhawaaqay shan iyo konton kun oo qoys ay saamayn ku yeelatay xaalada abaareed ee dalka ka jirta.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in hay’addoodu raashin iyo gargaar ay gaadhsiisay dadka ay saameynta ku yeelatay xaalada abaareed ee dalka ka jirta, isaga oo intaas raaciyay in toddobaadyada fooda inagu soo haya ay gurmadkaasi samayn doonaan.

Halkan ka Daawo

 

Leave a Reply